Wararka Gudaha

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ a ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ a๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š c๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ muqdisho

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐ƒ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐ž (๐˜๐š๐›๐จ๐จ๐ก) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo...

Kulan ku saabsan arrimaha isuduwidda hawlaha Biniโ€™aadanimo oo Muqdisho lagu qabtay

0
Guddoomiyaha hayโ€™adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya George Conway...

Daraawiishta Puntland oo wali sii wada baacsiga Daacish

0
Boosaaso: Ciidanka daraawiishta Puntland ee ku sugan deegaanka Turmusaale ee gobolka Bari ayaa maanta hawlgal lagu baacsanayay firxadka Khawaarijta Daacish ka sameeyeen Togga Jaceel...

Duqa muqdisho oo daah-furay tartanka Qur’aan aqriska ee bisha Ramadaan

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane, Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay tartanka Quraan aqriska bisha Ramadaan ee maamulka gobolka Banaadir iyo...

Kursiga lambarkiisu ahaa GSH 248 oo la buuxiyay

0
Dhuusamareeb- Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay GSH 248 kadib...

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe

0
Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gargaar baniโ€™aadannimo oo degdeg ah geysay degaannada Nuur-dugle iyo Aqab-duco. Dadkan deeqda la gaarsiiyay ayaa ah shacab danyar ah...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ฎ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐…๐’, ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ž ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐›๐ฎ๐›๐š๐ค๐š๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐ก๐ข๐ซ๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Qaahira

0
Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalka Raโ€™iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo ay xalay ugu ambabaxeen magaalada Qaahira ee xarunta...