Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Ayaa ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM ee Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo la kulmay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaล, waxayna...
Dowlada Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee ๐๐ฅ๐จ๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ง...
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee ๐๐ฅ๐จ๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ (๐๐๐๐) oo ay noqoto dal xubin buuxa...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo magacaabay oo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.
;-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Axmed Maxamuud Muxumed, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay kadib ka qeybgalkii shirkii Baarlamaannada...
-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu magaalada...
Wasiirka Dastuurka XFS oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka KMG ah
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha DastuurkJFS Mudane Xasan Macalin oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dastuurku oo dhameystirmo micnihiisu yahay dadweynaha Soomaaliyeed...
Wasiirka degaanka iyo isbaddelka Cimilada XFS oo kulan la qaadatay Madaxa COP29
Wasiirk wasaaradda degaanka iyo isbaddelka cimilada JFS Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaaย kulan muhiim ah la yeelatayย Madaxa COP29 Danjire Iskandanov, labada dhinac ayaa...
Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo yeertay safiirka Danmark u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wasaaradda u yeertay Safiirka dowladda Danmark ee Soomaaliya Steen Sonne Andersen,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo gabagabeeyay tababar Diblomaasiyadeed oo loogu talagalay Safiirrada cusub
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta soo gabagabeeyay tababar Diblomaasiyadeed iyo Hab-maamuus oo loogu talagalay safiirrada cusub ee...
Wasiir Fiqiโ Waxaa jira masโuuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatayโ,
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan masโuuliyiin Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay in ay...










