Wararka Gudaha

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka fuliyey deegano ka tirsan Shabeellaha Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururada 175-aad, guutada 17-aad ee Gorgor iyo 146-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweyne Siilaanyo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Allaha ha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida Madaxweyne Siilaanyo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida madaxweynihii hore ee Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud shacabka Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee...

AUN Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

0
Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland ee waqooyga Soomaaliya. Siilaanyo, oo...

Wasiirka Deegaanka oo ka hadashay doorka Soomaaliya ee dhisadda Shabakadda Dalalka u Nugul Isbeddelka...

0
Bako: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Madasha Sare ee “𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐫𝐨 𝐢𝐲𝐨...

Dowladda Federaalka oo hambalyo u dirtay maamulka Somaliland kadib doorashooyinkii madaxtinimada iyo xisbiyada

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorashooyinkii madaxtinimada iyo xisbiyada ee ka dhacay Somaliland, iyadoo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga soo qeyb galey...

Madaxweynaha Angola oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dalka Angola João Manuel Gonçalves Lourenço ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha XFS “dadkeennu waxay u baahan yihiin doorasho qof iyo...

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadkeennu ay xilligaan u baahan yihiin...