Wararka Gudaha

Danjire Maxamed Abuukar Subayr oo waraaqihii aqoonsiga guddoonsiiyay Xukuumadda Ruushka

0
Danjiraha J.F.S u qaabilsan dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIISYO MUHIIM AH

0
Qaahira:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya...

Wasiirka Qoyska oo golaha Wasiiradda uga mahadcelisay mudo cusboonaysiinta Golaha Wasiiraddu u sameeyeen gudidda...

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa uga mahad celisay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya talaabada ay mudo...

Horjoogayaal iyo malleeshiyaad ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Ceel-garas

0
Dhuusamareeb- Horjooge Mirre Cagdheer iyo laba dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay tuulada Ceelgaras ee Gobolka Galgaduud, kadib howlgal qorsheysan oo ay...

0
Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika (Africa Leadership Award) waa abaalmarin ay bixiso Africa House, oo ah urur ka shaqeeya horumarinta iyo isku xirka ganacsiga, dhaqaalaha,...

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š XFS oo ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ b๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š r๐š๐ฒ๐ข๐๐ค๐š

0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐—FS, mudane ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐‘๐š๐ฒ๐ข๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐. Kulanka ayaa diiradda lagu...

Wasiirka difaaca XFS oo ciidamo ka tirsan XDS tababar ugu soo xiray dalka Qatar

0
Dooxa-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Wasiirka ayaa halkaas kaga qeyb galaya...

Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ku tagay Masar

0
Qaahira,ย  Jannaayo 23, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku yimid...