Wararka Gudaha

Danjire Ilyaas Cali Xasan oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay madaxda Tanzania

0
Safiirka cusub ee Soomaaliya Ilyaas Cali Xasan ayaa nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaran ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka...

Guddiga Adeegga Bulshada ee Baarlamaanka oo qabtay kulan la xiriiray arrimaha gargaarka

0
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BFS ayaa Muqdisho ku qabtay kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsanaa ka warqabka iyo habsami ula...

Falastiin oo soo dhoweysay baaqa Maxkamadda ICC ee soo qabashada madaxda Israel

0
Dowladda Falastiin ayaa soo dhaweysay amarka maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ay ka soo saartay soo qabashada raโ€™iisul wasaaraha Israaโ€™iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkii...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Japan uga mahadceliyay qalabka ka hortagga Walxaha Qarxa

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Japan agab ay ugu deeqday Ciidanka Booliiska, gaar ahaan qeybta Miino...

Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo fariin gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria

0
Algers Lataliyaha gaarka ee Madaxweynaha Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa Madaxweynaha dalka Algeria Abdelmadjid Tebboune u geeyay fariin uu uga siday Madaxweynaha JFS...

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo Magaalada Kampala lagu soo dhaweeyay

0
Kampala: Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee caasimadda dalkaas. Masuuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya...

Guddoomiye Madaale oo soo xiray Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista Maqaamka Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista Maqaamka Caasimadda iyo Matalaada...

Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Macalimiinta Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed uga hambalyeeyay xuska Maalinta Macalinka ee 21ka Nofeembar. Mudane Xasan Sheekh ayaa...

Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Macalimiinta Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed uga hambalyeeyay xuska Maalinta Macalinka ee 21ka Nofeembar. Mudane Xasan Sheekh ayaa...