Wararka Gudaha

Kulanka Wadatashiga Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan Wadatash ah oo ku saabsanaa  Shirweynaha Siyaasadda...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Kumeel gaar ah ee doorashooyinka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaar ah ee labada Aqal Baarlamaanka...

Wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud oo ka furmay Dhuusamareeb

0
)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirahman Mohamed Anas ayaa maanta si rasmi ah u furay wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud...

Golaha Aqalka sare oo anisxiyay Hindise-sharciyeedka Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha

0
-Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku anisxiyay Hindise-sharciyeedka Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed iyo sharciga Xakamaynta Kiimikooyinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si dhow ula socday doorashada dadweynaha Maamulka Soomaaliland ay codkooda ku dhiibanayeen ayaa hambalyo u...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝘂 𝗵𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗲𝗲 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱

0
-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland oo ku guulaystay...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo lagu soo dhoweeyay Beijing

0
-Safiirka cusub ee ay dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Shiinaha danjire Hodan Cusmaan Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyay Caasimadda waddankaas ee Beijing. Danjire Hodan Cusmaan...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Soomaaliland

0
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay codad gaarayo  63.92%. Cabdiraxmaan Cirro...

Guddiga doorashooyinka oo kulan wada tashi ah la qaatay bulshada rayidka

0
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda JFS iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay barakacayaal ku nool Muqdisho

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qaybisay 500 oo qays oo ka kooban danyar,...