Ra’iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee dalka oo furay xafiiska Qatar Airways ee Soomaaliya
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Sheegay in duullimaadyada casriga ah ee dalka ku...
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeellada hoose
Ururka 164-aad, guutada 7-aad ee qeybta 12-ka Abriil ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka Booliiska degmada Wanlaweyn ayaa si wadajir ah u...
Wasiir Fiqi oo booqasho ku tagay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
Dar es Salaam- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo ay wehliyaan Safiirka Safaaradda JFS ee Dalka Tanzania...
Soomaaliya iyo Tanzania oo saddex heshiis kala saxiixday
Dar es Salaam-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kula saxiixday seddex heshiis...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan doceedyo la qaatay madaxda ka qaybgashay shirka tamarta Afrika
Daaru-Salaam- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay Shirweynaha Tamarta Afrika...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay saraakiil ka tirsan ciidamada Talyaaniga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa qaabbilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska Alle ha-u-naxariistee Ugaas Cabdi-Daahir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo tacsi ugu tagey qoyska Alle ha-u-naxariistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur oo dhawaan ku...
Ciidanka Booliska oo laba dhagar qabe ku dilay degmada Deyniile
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Saaka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ku dilay laba nin oo Bistoolado ku hubaysan kana tirsanaa Khawaariijta, kuwaas oo doonayay...
Ciribtirka Argagixisada oo sii xoogeystay (WARBIXIN)
Gobolka Hiiraan ayaa waxay ku soo jireen abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgal lagu soo afjarayo goobaha tirada yar ee Khawaarijtu kaga dhuumanayso deegaanada gobolka...
Agaasimaha hay’adda socdaalka oo kulan la qaatay madax ka tirsan IOM
Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha XFS, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa kulan mira dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ee Soomaaliya...










