Soomaaliya oo ka mid noqotay guddiga fulinta ururka xoghayaasha Baarlamanka Carabta
Qaahira: Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo Magaaladda Qaahira ee Caasimadda wadanka Masar u jooga...
Hay’adaha SoDMA iyo FAO oo digniin ka soo saaray cimilada Guga 2025
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA) iyo Hey’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ay khuseyso inay si degdeg...
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐞𝐞𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲 q𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲𝐨 𝐤𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 b𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa meel-mariyey Qaraarka maareynta isticmaalka khaldan ee baraha bulshada.
Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul...
Guddoomiyaha BJFS oo saxiixay buugga tacsida marxuum Ugaas Cabdi-Daahir
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida ee Allaha ha u...
Dowladda oo digniin u dirtay hay’adaha maxalliga iyo kuwa caalamiga ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hay’adaha maxalliga iyo kuwa caalamiga ee ka howlgala Soomaaliya ugu digtay in lala shaqeeyo ama lala macaamilo kooxaha khawaarijta.
War qoraal...
Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay madaxda hay’adda UNOPS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa aqalka dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay madaxda hay’adda UNOPS, Hydra...
Laba diyaaradood oo ku dhacay duleedka Washington
Diyaarad rakaab ah iyo mid kale oo helikobter ah ayaa ku dhacay meel u dhow garoonka qaranka Reagan ee duleedka Magaalada Washington, DC,sida ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo looga hadlay xaaladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay, Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha...
IGAD oo Soomaaliya kala shaqaynaysa ilaalinta deegaanka
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Iseddalka Cimilada JFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan muhiim ah maanta Xarunta La qabsiga Isbeddalka Cimilada iyo...
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay hawlaha xafiiska UNTMIS
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda FS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa soo gebagebeeyay kulan shaqo oo hal maalin ah oo...










