Dowladda Soomaaliya oo saxiixday heshiiska MAKA ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku saxiixay Heshiiska MAKA ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa oo...
Soomaaliya iyo Serbia oo kala saxiixday heshiis dhinaca amniga ah
Serbia:-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Serbia Mudane Ivica Dačić, ayaa kala saxiixday...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo bogaadiyey ansixinta Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalku u jiheystay wadadii Dimuqraadiyadda, isagoo u mahadceliyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo kobcinta Dakhliga
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdishu si rasmi ah uga furay shir heerkiisu sareeyo oo lagaga hadlayo...
Baarlamaanka oo ansixiyay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...
Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee saxeexayaashii 135-ka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa ku martigeliyey xarunta Wasaaradda odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee 135-ta.
Kulankan oo...
Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa goor-dhow ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha...
Wasiir Fiqi:Haddii sharciyada UN iyo AU la iska indho tiro, waxa sii kordhaya isku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ka qeyb-galay Shirkii 8ᵃᵃᵈ ee Madasha Aragti-Wadaagga Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare & Safiirka Shiinaha oo yeeshay kulan miro dhal ah
Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo Safiirka Dowladda Shacbiga ee Jamhuuriyadda Shiinaha, Mudane Wang Yu ayaa yeeshay kulan...
Xisbullah oo Israel la beegsatay tiro aad u badan oo gantaallo ah
Khasaarooyin isugu jira dhimasho , dhaawac iyo burbur ayaa la sheegayaa in ay soo gaareen caasimadda Tel Aviv iyo deegaanno kale, kadib markii Xisbullah...










