Wararka Gudaha

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

0
Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta ka qeybgalay xafladda daahfurka xarunta Badbaadada iyo Samatabixinta dhibaatooyinka ka dhaca badaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku dhawaaqay xiritaanka kalfadhiga 5-aad

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ku wargeliyay xildhibaannada in si rasmi ah loo xiray...

Hay’adda xuquuqul insaanka Amnesty International oo ka warbixisay xasuuqa ka socda Gaza

0
Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan dagaalka Israa’iil ay ka waddo Gaza iyo sida...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta ciidanka qaranka ee la...

0
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo...

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha haweenka nabadda iyo amniga ee IGAD (IWPSF)

0
Mombasa: Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka ee XFS, ayaa maanta loogu doortay...

Shir ku saabsan marxaladda kala guurka hawlgallada ATMIS iyo AUSSOM oo Muqdisho lagu qabtay

0
War-murtiyeed kasoo baxay Shirka Taliyaasha Ciidamada dalalka ka midka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho Shirka...

Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose

0
Marka: Hawlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad ee qaybta 12-April ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa...

Wasiirka caafimaadka dalka oo daah-furay mashruuc lagu badbaadinayo carruurta

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS, Dowladda Ingiriiska Hey’addeeda FCDO iyo Boqortooyada Sucuudi Carabiya Hey’adeeda gargarka ( king Salman Relief), ayaa qeyb ka ahaa...

Ciidamadii ka baxay Jubaland oo loo diiwaangaliyey xuquuqda ciidanka xoogga dalka

0
Raaskambooni: Boqolaal ka tirsan ciidan ka tirsanaa daraawiishta Jubaland oo maalmahan si isdaba joog ah ugu biirayey ciidanka xoogga dalka ayaa maanta diiwaangelintooda laga...

Ciidamo cusub oo ka tirsan xoogga dalka oo gaaray Raaskambooni.

0
Raaskambooni: Cutubyo cusub oo ka tirsan xoogga dalka ayaa maanta gaaray deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada hoose, halkaas oo todobaadyadan ay ciidanku ka wadeen...