Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ku saabsanaa la dagaalanka maalgelinta argagixisada.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Shir...
Xubnaha 2-da gole oo ka qeybgalay salaatul janaasa loo sameeyamarxuum Senator Gaagaab
Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaatul janaasa oo loo sameeyay allaha u naxariistee Senator Maxamed...
Maraykanka oo diiday warbixin Amnesty International ay ka soo saartay xasuuqa Gaza
Mareykanka ayaa diiday warbixin ay soo saareen hey’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ,taas oo sheegtay in ay jiraan caddeeymo dhameystiran oo ku saabsan...
Ciidanka NISA iyo kuwa Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 4 dhagarqabe oo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay...
Guddoomiyaha SoDMA oo tababar u soo xiray howlwadeenno ka tirsan Hay’adda
Guddoomiyaha Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-degga ah ee NEOC waxa uu...
Soomaaliya oo Martigelisay Madaxda Guddiga Luqadda Sawaaxiliga ee EAC
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweysay madaxda Guddiga Luqadda Sawaaxiliga ee Urur Goboleedka iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.
Shir saddex maalmood...
Danjire Fardowsa oo la kulantay Safiirka Kenya ee Uganda
Kampala– Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta booqasho ugu tagtay Safiirka u jooga Uganda Dowladda aan dariska nahay ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga gudaha oo shir muhiim ah uga qeybgalay Serbia
Belgrade– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb...
Danjire Ilyaas oo Tanzania kula kulmay Safiirka Kenya ee dalkaas
Dar es Salaam– Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Danjire Ilyas Cali Xasan ayaa maanta booqasho salaan iyo isbarasho ugu tagay Wakiilka dowladda Kenya ee...
Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Kenya
Nairobi– Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Kenya, Qeybta Adeegga Guud, ee loo yaqaano GSU. Taliye, Ranson Lolmodooni MBS, OGW-SAIG ayaa Xarunta GSU ee magaaladda Nairobi...










