Ciidamadii Jubbaland ee ku soo biiray Ciidanka Xoogga Dalka oo Darajooyin Ciidan loo xiray
Cutubyo ka tirsan ciidamada Dowlad gobolleedka Jubbaland oo dhawaan ku soo biiray ciidanka Qaranka, kuwaas oo dhawaan loo soo qaaday magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Dowladda oo Muqdisho ka soo dejisay dhallinyaradii laga soo badbaadiyey xeebaha Madagascar
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka soo dejisay ku dhwaad 100- dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay xeebaha Jaziiradda Madagascar,kuwaas oo...
Ra’iisul wasaare Xamsa “Caddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caddaaladdu ay laf-dhabar u tahay nolosha bulshada, haddii aan si wadajir...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo daah furay Madasha Istaraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta
Wasiir ku xigeenka, ahna ku simaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Madasha Istaraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo...
Latashiyada soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka oo la gaarsiiyay Soomaalida kunool Qurbaha
Latashiyada Soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka ayaa loo dhaa-dhiciyay Soomaalida kunool Qurbaha, Iyadoo shalay Lugta koowaad ee Shirarka Qurbajoogta lagu qabtay Caasimadda Nairobi ee dalka Kenya.
Shirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Horumarka dalka looma hakin doono hal qof dartii”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa salaaddii Jimcaha kaddib ka hadlay xaaladda Jubbaland iyo go’aanka dowladda ee ku saabsan aayaha dadka...
Ciidamada Cirka oo ku biiray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee Jubbaland
Raas Kaambooni: Ciidamada Cirka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku biiray howlgalada milateri ee ka socda deegaanada Jubbaland, kuwaas oo lagula dagaalamayo Khawaarijta.
Diyaaradaha qumaatiga u...
Danjirayaasha Soomaalaiya iyo Yugaandha oo Tansania ku yeeshay kulan muhiim ah
Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo Danjiraha Uganda ee dalkaasi, Amb. Col. Fred Mwesigye ayaa yeeshay kulan gaar ah oo...
Dowladda Soomaaliya oo Ethiopia ku eedeysay in Gobolka Gedo ay ka waddo faragelin iyo...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa tallaabooyinka guracan ee Dowladda Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo ay isaga horkeeneyso beelaha...
Wasiir Maareeye “dhaawaca gaaray beeraha iyo beeraleyda Soomaaliyeed waa wax aan la qiyaasi Karin
Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS Maxamed Cabdi Xayir oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa xusay in burburkii ku habsaday dalka uu saameyn ku...










