๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐จ๐จ๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐.
-Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa maanta kulan la yeeshay saraakiisha xafiiska daabacaadda baasaboorrada si loo dardargaliyo...
Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo Maalintii labaad ka socdo Muqdisho
;-Waxaa maalintii labaad Muqdisho ka socda Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya.
Shirka oo maanta lasoo xirayo waxaa ka qeyb galaya wasiirro ka tirsan XFS,...
Soo-celinta Muwaadiniinta waa qeyb kamid ah Dadaallada Lagula Dagaallamayo Tahriibka
-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si guul leh u soo celisay 47 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Madagascar, iyada oo adeegsanaysa diyaarad gaar ah...
Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababar heerkiisu sareyo Turkiga ugu soo xirtay Askar katirsan ciidanka X.D.S
Wasaaradda Gaashaandhiga XJFS oo kaashanaysa dhiggeeda dalka Turkiga ayaa iyada oo ka duuleysa tilmaamaha madaxda Qaranka ee ku aaddan tayeynta iyo horumarinta Ciidanka Xoogga...
Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay Gudddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda ee Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Gudddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay furitaanka tartanka cayaaraha Golaha Sharci dejinta EALA
Mombasa-Danjire JabriIl Ibrahim Cabdullle ayaa maanta ka qaybgalay xafladda furitaanka Tartanka Ciyaaraha Golaha Sharci Dejinta ee dalalka Bariga Afrika ee marka la soo gaabiyo...
Kalfadhiga shanaad ee golaha Aqalka sare oo maanta si rasmi ah u xirmay
Kalfdhiga shanaad ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta si rasmi u soo xirmay, waxaana golaha u qabsoomay 27-fadhi oo lagu ansixiyay 8-sharci oo muhiim...
Shacabka Gobolka Gedo oo taageeray goโaanka Dowladda ee Jubbaland
Banaanbax lagu taageerayo qorshaha Dowladda Soomaaliya ee Jubbaland ayaa ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaas oo ay isugu soo baxeen bulshada qeybaheeda...
Ciidamadii Jubbaland ee ku soo biiray Ciidanka Xoogga Dalka oo Darajooyin Ciidan loo xiray
Cutubyo ka tirsan ciidamada Dowlad gobolleedka Jubbaland oo dhawaan ku soo biiray ciidanka Qaranka, kuwaas oo dhawaan loo soo qaaday magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Dowladda oo Muqdisho ka soo dejisay dhallinyaradii laga soo badbaadiyey xeebaha Madagascar
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka soo dejisay ku dhwaad 100- dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay xeebaha Jaziiradda Madagascar,kuwaas oo...










