Ciidamo cusub oo ka tirsan xoogga dalka oo gaaray Raaskambooni.
Raaskambooni: Cutubyo cusub oo ka tirsan xoogga dalka ayaa maanta gaaray deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada hoose, halkaas oo todobaadyadan ay ciidanku ka wadeen...
23 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Afgooye:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fuliyay howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacy Gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkan...
Madaxweynaha JFS oo digniin adag ka soo saaray maalgelinta argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo...
Danjiraha JFS ee Kenya oo qaabilay Siihayaha Safiirka Uganda ee dalka Kenya
NAIROBI:-Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay Kusimaha Safiirka dalka Uganda...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo gabagabeysay Tababar Ku Saabsan Dhimirka
Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo gabagabeysay tababar socday muddo 5 maalmood ah oo loo qabtay ardayda layli caafimaad( internship) qeybta psychiatric. Tababarkan, oo ka tirsan...
Soomaaliya oo Turkiga ka taageereysa Marti-gelinta Shirweynaha 31-aad ee Isbedelka Cimillada Adduunka
Ankara: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee JFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-makhzoumi, ayaa kulan la yeelatay dhiggeeda Wasiirka Deegaanka, Magaalaynta iyo Isbeddelka Cimilada...
Tartanka Isgaarsiineed INTERNET-ka yuu faa’iido u yahay?
Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection network, oo loo soo gaabiyey internet.
Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isu dhaafsadaan ogaalka,wacaasha, cilmiga, ganacsiga iwm. Internet wuxuu ka...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo Riyadh uga qeyb galay shirka COP16
Riyadh:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa shirka COP16 ee Riyaad uga qeyb-galay dood ku saabsaneyd qiimeynta mawduucyada muhiimka u...
Horjooge sare kana tirsan Khawaarijta oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay duleedka Buur-Hakaba
Ciidamadda Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfurgalbeed ayaa shalay howlgal qorsheeysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buur-Helede oo degmada Buur Hakaba ee gobolka...










