Shirweynaha Meertada 15-aad ee ururka caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed oo maanta la soo...
Shirweynaha Meertada 15-aad ee ururka caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho oo saddexdii maalin ee...
Wasiiru Dowlaha Howla guud XFS oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Howla guud ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howla guud dib u dhiska iyo Guriyeynta ee XFS Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Howla...
Aqoonyahan Faysal Rooble oo faah faahiyay guusha diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya ka gaartay shirkii...
Aqoonyahan Faysal Rooble oo falanqeeya arrimaha Geeska Afrika iyo Badda Cas oo waretsi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahiyay guusha diblomaasiyadeed ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa “waxaan rajeynayaa Guddoomiyaha cusub xilka la wareegay in uu noqdo guddoomiyihii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caasimadda ay ka bilaaban doonaan doorashooyinka qof iyo cod ee dalka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa “waxaan rajeynayaa Guddoomiyaha cusub xilka la wareegay in uu noqdo guddoomiyihii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caasimadda ay ka bilaaban doonaan doorashooyinka qof iyo cod ee dalka...
Soomaaliya iyo Tansaaniya oo Xoojinaya Xiriirkooda Ka Hor Saxiixa Heshiiska Is-Afgaradka
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Hamza Haadow , oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Afrika, Cabdulkadir Maxamuud Yuusuf (Burgal),...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee dalka oo guddoomiyey kulan ku saabsan mashariicda horumarinta...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayay u diyaar garowga...
Taliska xoogga dalka oo soo dhaweeyey Taliye xigeenka Militariga Tanzania
Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas Odawa Yuusuf Raage ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kusoo Dhaweeyey Taliye Xigeenka Ciidanka Milatariga ee Wadanka Tansaniya S/guud Salum Haji...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay mashruuca casriga ah ee Gateway
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay mashruuca casriga ah ee Gateway Complex, kaas oo ay maalgelinayaan ganacsato...
Wasiirka Kheyraadka iyo Dalxiiska Tanzania oo Soomaaliya soo gaartay
Wasiirka Kheyraadka iyo Dalxiiska ee dalka Tanzania Dr. Pindi Chana ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana garoonka Aadan Cadde ku...










