Ciidamada Puntland oo la wareegay fariisimihii Daacish ee gobolka Bari
Ciidamada Puntland ee argagaxiso la dirirka ayaa buuraha Calmiskaad ka wada baacsiga Khawaarijta Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Gobolka Bari.
Ciidanka ayaa la wareegay fariisimihii...
Wasiirka Dekadaha “Dowladdu waxa ay wadaa qorshayaal lagu casriyeynayo Dekadda Muqdisho laguna hirgelinayo Dekad...
Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda, xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan ayaa sheegay in dowladda ay waddo qorsha lagu casriyeynayo Dekadda muqdisho,si ay u la...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray dalka Ciraaq
Wasiirka Amniga Gudaha XFS mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaciil (Fartaag),oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guud Abdalla Abdalla...
Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir oo tababar Aqoon korosi ah u furay qaar kamid ah...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa daah-furay Tababar Aqoon kororsi oo sare loogu qaadaayo Aqoonta iyo Xirfada qaar...
Madaxa AUSSOM oo soo dhaweeyay War-murtiyeedka wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine , ayaa soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee...
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaariisay Guriceel
9 berri kadib waxaa xalay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud safar dhanka dhulka ah ku gaaray 25 gaari oo dhawaan Hay’adda SoDMA ay ka...
Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan isbarasho ah la qaadatay haweenka Soomaaliyeed
Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah kula qaadatay haweenka Soomaaliyeed. Kulankan,...
Taliye Sanbaloolshe “Waxaan ka shaqeyn doonnaa si kasta oo ay suurtagal u tahay in...
Agaasimaha Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo duleedka magaalada Beledweyne kula hadlay boqolaal ka tirsan ciidanka deegaanka ayaa sheegay...
Shir looga hadlayay kor u qaadista tayada Barnaamijyada lagu dhisayo adkeysiga Bulshada oo lagu...
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Md. George Conway ayaa wadajir u...
Hay’adda NISA oo baadi-goobeysa xogta horjooge Jeeri-Carab oo ka tirsan Xafiiska Qaraxyada Khawaarijta
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa si weyn ugu raad-joogto horjooge Yuusuf Maxamed Xuseen oo loo yaqaano ”Jeeri-Carab”, kaas oo ka tirsan...










