Wararka Gudaha

Wasaaradda warfaafinta iyo Jaamacadda Muqdisho oo yeelanaya wada shaqayn dhaw

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uus Aweys Jaamac ayaa sheegay in Jaamacadda Muqdisho iyo wasaaraddu ay yeelan doonaan wada shaqayn ballaaran...

Khawaarijta Daacish oo gacanta looga dhigay sagaal diyaaradood oo nooca Drone-ta

0
Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca looyaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa iyo kuwo ay qaraxyo ku...

Dekadda Muqdisho oo yeelatay khad toos ah oo isku xiraya Soomaaliya iyo Shiinaha

0
Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha. Maraakiibta ku...

Horjoogayaal iyo malleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta oo lagu laayay Bari

0
Taliska Ciidanka Daraawiishta ciribtirka khawaarijta Puntland ayaa sheegay in goobihii shalay lagu xasuuqay cadawga ay saakay ka socdaan howlgal ka dhan ah haraadiga argagixisada. Kooxda...

Shir looga hadlayo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka oo Nairobi ka furmay

0
Nairobi: Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowladda FS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Nairobi ka furay shirka guddiga hagista...

Dowladda FS oo dalka ku soo celisay kalluumaysato ku lumay Badaha caalamiga ah

0
Ka dib 25 maalmood oo murugo iyo halis ah oo ay ku qabeen Badweynta Hindiya, laba kalluumaysato Soomaali ah, Ibraahim Maxamuud Cali iyo Sharmarke...

Askar ka tirsan xoogga dalka oo tabar loogu soo xiray xerada Jeneral Dhagabadan ee...

0
Waxaa maanta tababar ku saabsan fulinta howlgalada gaarka gaar ah loogu soo xiray xerada General Dhegabadan ee magaalada Muqdisho askar ka tirsan ciidanka Booliis...

Ciidamada Puntland oo la wareegay fariisimihii Daacish ee gobolka Bari

0
Ciidamada Puntland ee argagaxiso la dirirka ayaa buuraha Calmiskaad ka wada baacsiga Khawaarijta Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Gobolka Bari. Ciidanka ayaa la wareegay fariisimihii...

Wasiirka Dekadaha “Dowladdu waxa ay wadaa qorshayaal lagu casriyeynayo Dekadda Muqdisho laguna hirgelinayo Dekad...

0
Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda, xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan ayaa sheegay in dowladda ay waddo qorsha lagu casriyeynayo Dekadda muqdisho,si ay u la...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray dalka Ciraaq

0
Wasiirka Amniga Gudaha XFS mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaciil (Fartaag),oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guud Abdalla Abdalla...