Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray deegaano lagula dagaalamay Khawaarijta

0
Jowhar: Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe oo uu ka...

Deegaano kale oo laga saaray Maleeshiyaadka Daacish

0
Boosaaso: Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa goor dhawayd la wareegay Deegaanka Sheebaab oo ka tirsan Dagmada Qandala ee Gobalka Bari ahayd Fariisin u muhiim ah...

Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay safiirka Sucuudiga

0
Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macalin ayaa kulan la qaatay danjiraha boqortooyada Sucuudiga Axmed Bin Maxamed Al-muwalad, kaas oo looga...

Wasiir Biixi oo guddoomiyey kulan ku saabsan maamul wanaagga maaliyadda

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda (FGC) oo ay ku midaysan yihiin...

Wasiirka isgaarsiinta oo ka qeyb galay daah furka shirweynaha iskaashiga Dijitaalka iyo Horumarinta

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda Soomaaliya, Mudane ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐€๐€๐ƒ๐€๐ ๐Œ๐€๐‚๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ (๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ) ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Iskaashiga Dhijitaalka iyo Horumarinta 2025, oo maanta ka...

Soomaaliya oo 35 kadib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaraanka...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya 35-sano ka dib ku...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo qaabillay wafdi ka socda Saldanadda Cummaan

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabillay wafdi ka socda Saldanadda Cummaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA TRIPOLI EE DALKA LIIBIYA

0
Tripoli:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu...

Taliyaasha ciidanka Qaranka Soomaaliyo iyo Itoobiya oo war-murtiyeed wadajir ah soo saaray

0
Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo saaray war-murtiyeed ku Saabsan xaaladda labada...