Wararka Gudaha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Degmada Hodan ka Daahfuray Qaybinta Kaarar-ka Codbixiyeyaasha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Hodan ka daahfuray qaybinta kaarar-ka codbixiyeyaasha doorashooyinka. Guddoomiyaha Guddiga Hoosaadka Howlgallada Doorashooyinka Qaranka, Maxamed Amiin Xasan,...

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dil toogasho ah ku ridday Rag ku eedeysan in ay...

0
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Cabdi Cusmaan Cabdullaahi iyo Gallad Axmed Xuseen, sidoo kale Ayuub Maxamed Cabdi ayey...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Halkan waxaan u nimid iskaashi”

0
Tangier(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay kulanka xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Daahfuray Nidaamka Maareynta Macluumaadka Kalluumaysiga (FIMS)

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Nidaamka Maareynta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdiga Hay’adda Plan International

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta SoDMA ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hay’adda Plan International, kaas oo ay...

Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo muddeeyay dooraahada golaha deegaanka gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga, ayaa ku dhawaaqay...

Bandhiga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed oo ka Furmay Nairobi

0
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Waxa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi Bandhigga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed 2025 kaasoo ka socda Mall-ka Two Rivers Mall. Bandhigaan ayaa...

Wasiir Cadaay oo kormeeray dugsiyada degmada Matabaan

0
Matabaan(Wargeyska Dalka):-Wasiirrudowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobolladeedka Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa  kormeer shaqo tagay qaar ka mid ah dugsiyada degmada...

Jaamacadda Trinity oo Shahaadadda Digtoornimada guddoonsiisay Ifraax Axmed

0
Dublin(Wargeyska Dalka):- Ifraax Axmed oo ah gabadh Soomaaliyedd kana shaqaysa arrimaha bulshadda ayaa Jaamacadda dalka Ireland ee Trinity guddoonsiisay Shahaado sharafeeda sare ee Doctor-nimada...

Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed 3 – 6 Jamaadul aakhir 1447 24 – 27 Nov, 2025 Muqdisho – Soomaaliya Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo...