Wararka Gudaha

Madaxweynaha Galmudug oo madaxda Hayโ€™adda SoDMA kala hadlay gurmadka abaaraha

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta dhexe ee hayโ€™adda maaraynta musiibooyinka ee SoDMA, waxaana xaruntaan...

Beesha caalamka oo soo dhaweeysay gogosha uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda

0
Warsaxaafadeed ka soo baxay saaxiibada beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay gogosha Qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu...

Aqoonsiga Qaranka oo lagu xirayo adeegga ay hayโ€™adaha dowladdu bixiyaan

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku-xirka Aqoonsiga iyo adeegyada...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo qaabilay ku simaha safiirka Shiinaha

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-simaha Danjiraha Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Chen Wendi. Raโ€™iisul...

Guddoomiyaha Ruun-nirgood oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii saakay ka dhacay gudaha magaalada

0
Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe Macallin Muxudiin Kulmiye ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalkii saakay ka dhacay gudaha magaalada Guddoomiyaha oo la hadlayay warbaahinta...

Howlgallo qorsheysan oo ka socda degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay gudaha degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada, oo kaashanaya kuwa deegaanka, ayaa saaka aroortii...

Maalinta caalamiga ah ee horumarinta isboortiga iyo Nabadda oo Muqdisho laga xusay

0
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS, Guddiga Olimbikada Qaranka Soomaaliyeed iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa manata ku xusay magaalada Muqdisho maalinta caalamiga ah...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo kulan la qaatay madaxda Hayโ€™adda SOS

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA Md.Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareeysa Hayโ€™addaha SOS Germany...