Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Masaajid Cali-gaduud
Jowhar: Ciidanka Kumaandoosta Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyey hawlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Masaajid Cali-gaduud ee...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Dekadaha oo xilka la wareegay
Raโiisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Bada...
Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay wasiirka tacliinta sare ee dalkaas
Algiers : Danjiraha Dowlada federaalka ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...
Taliyaha cusub ee guutada ilaalada madaxtooyada oo xilka la wareegay
Taliyaha cusub ee Guutada Ilaalada Madaxtooyada Qaranka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/dhexe Maslax Maxamuud Maxamed ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay, Taliyihii...
Wasiirka Biixi oo la kulmay wasiirka maaliyadda Kuwait
Kuwait City: Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka Kuwait ayaa maanta waxa uu...
Afhayeenka gaashaandhiga oo ka hadlay bannaanbaxyada ka dhanka ah khawaarijta ee ka dhacay muqdisho
Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed Xasan ayaa sheegay in ay aad usoo dhoweynayaan dibedbaxyada ka dhanka ah nabad-diidka ee lagu qabtay muqdisho...
Shacabka gobolka Hiiraan oo garab istaagay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka Aboorreey
Buulo-burte- Qeybaha kala duwan ee shacabka gobolka Hiiraan ayaa gurmad iyo garab istaag la dhic joogsaday Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka oo saaka cashar...
Ciidanka xoogga oo deegaanka Aboorreey ka saaray khawaarijta
Buulo-burte- Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu...
Madaxweyne laftagareen oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya
Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.
Madaxweynaha iyo...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ญ๐๐ก๐ง๐ข๐ฒ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐ ๐๐๐ซ๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ ๐ญ๐๐ฒ ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐๐๐ซ ๐ฆ๐๐ญ๐๐๐ง๐จ...
Wasir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa booqatay hooyo ku dhashay afar mataano ah (gabdho) qeybta VIP ee...










