Ciidanka Dowladda oo cagta mariyay koox khawaarij ah oo ku sugnaa Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa nabad-sugidda ayaa maanta jab xoogan gaarsiiyay kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaayey deegaada buuraleyda ah ee dhaca agagaarka wabiga Shabeelle...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA UGANDA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha ayaa...
Maamulka Cisbitaalka Banaadir oo u dabbaaldegay xuska sanadguurada 48-aad
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Cisbitaalka Banaadir ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusaayey waxqabadka iyo xuska sanadguurada 48-aad ee ka soo...
Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC
Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay amar fulin ah oo lagu cunaqabateynayo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, isagoo ku eedeeyay in ay beegsaneyso Mareykanka iyo...
Hanti-dhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojintaย xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha labada hayโadood la qaatay...
Madaxweynaha JFS oo xoojiyay baaqa Golaha Wasiirrada ee dagaalka ka dhanka ah Daacish
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka dhanka ah argagixisada...
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐จ ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ๐๐ซ๐๐๐ฃ๐๐๐ง
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan...
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo shir guddoomiyey kulanka gudidda joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Golaha wasiiradda XFS oo bogaadiyey hawlgalka khawaarijta looga xoraynayo Cal-miskaad
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa bogaadiyey Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowlad goboleedka Puntland, kuwaas oo guulo waaweyn ka gaaray jab xooggana gaarsiiyey...
Shirweynaha xeer ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad
-๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ x๐ฒ๐ฒ๐ฟ i๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ayaa maanta galay maalintii labaad kaas oo sanadkan diiradda lagu saarayo mowduuca muhiimka ah ee la dagaallanka maalgelinta...










