Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Aljeeriya
New York- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda,...
Hay’adda NISA oo digniin u dirtay dadka dhaqaalaha siiya khawaarijta
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa digniin culus u dirtay dadka ku howlan maalgelinta kooxaha argagixisada.
Qoraal ay soo saartay hay’adda ayaa...
Wasiir Cali Xoosh oo gaaray Jowhar
Jowhar- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoosh ayaa maanta safar shaqo ku gaaray xarunta...
Soomaaliya iyo Afrikada dhexe oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
New York- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay magaalada New York, Zénon Ngay Mukongo,...
Xuska Maalinta Warfaafinta Soomaaliya 21-ka Janaayo
Shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabbaaldegaya xuska maalinta warfaafinta Soomaaliya,gaar ahaan qoraalka Afka Soomaaliga oo kamid ah luuqadaha looga hadlo Geeska Afrika ee ay...
Soomaaliya iyo Slovenia oo iska kaashanaya dib u dhiska iyo horumarinta
New York-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay New York, Tanja Fajon, Ra’iisul wasaare kuxigeenka...
Wasiirka Warfaafinta oo diray farriin ku aaddan maalinta warfaafinta
asiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa diray fariin ku aaddan maalinta warfaafinta iyo xuska markii ugu horreysay ee la...
Wasiir Fiqi oo ka hadlay fadhiga golaha ammaanka ee QM
New York- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa khudbad ka jeediyay fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka oo si rasmi ah u Shaaciyay Diiwaangalinta Ururrada Siyaasadda
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa soo gudbiyay jadwalka doorashada, diiwaangelinta...
Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Badqabka Kalluunka oo ka furmaya magaalada Muqdisho.
Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdisho.
Shirkan waxaa ka qeyb galaya wasiirro, xildhibaanno, xubno...










