Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee dalka oo ka qaybgalay saxiixa shirkadaha ku guulaystay...
Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu saxiixayey heshiiska shirkaddaha loo qaatay...
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya
Addis Ababa: Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Cali Maxamed Cumar, oo ka qeybgalaya shirka Golaha fulinta Midowga Afrika ayaa maanta oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Azerbaijan
Baku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ku yimid magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, taas oo la xiriirta hirgelinta...
In ka badan 60-ka tirsan argagixisada Daacish oo lagu dilay Puntland
Boosaaso: Hawlgal xooggan oo dhowr jiho ay saacadihi la soo dhaafay ciidanka Puntland ay ku qaadeen maleeshiyaadka Daacish oo haraadigoodu ku dhuumaalaysanayo buuraleyda Calmiskaad...
Ku simaha madaxweynaha dalka oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sagootiyey ciidan gaar ah oo ku biiraya hawlgalka ka dhanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada muuqda/ hubaysan ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Wasiirka Shaqada XFS oo sheegay in dowladdu ay ka go’an tahay horumarinta sharciyada shaqada
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay horumarinta sharciyada shaqada iyo...
Xafiiska hantidhowrka guud oo si rasmi ah ugu biiray shabakadda Carabta ee hufnaanta iyo...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa si rasmi ah ugu biiray Shabakadda Carabta ee Hufnaanta iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa (ACINET), taas oo qayb ka ah...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda IOM
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska kula kulmay wafdi uu hogaaminayo madaxa hey’adda IOM u qaabbilsan Soomaaliya...
Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda FAO
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xafiiskiisa magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay kaaliyaha agaasimaha guud hay’adda FAO...










