Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

0
Baku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo warshadaha ah

0
Baku: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Zakir Hasanov ayaa magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan...

Wasaaradda difaaca XFS oo marti gelisay kulan looga hadlayo illaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha

0
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa marti gelisay Kulanka seddax Billood ah ee looga hadlaayo illaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashandhigga XFS Cumar Cali...

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka qayb galay bandhigga suuq-weynaha Muqdisho

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho oo ay isugu yimaaddeen hormuudka...

Howlgalka Africom oo faah-faahin ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda...

0
War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa lagu faah-faahiyay howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee ka socda...

Guusha laga gaaray hannaankii deyn cafinta (WARBIXIN)

0
23-kii bishii Nofember ee sanadkii hore Heyโ€™adda Lacagta Adduunka IMF iyo Baanka Adduunka ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan...

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Xarardheere

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska XDS Gorgor iyo Qeybta 21-aad iyo ciidamadda deegaanka, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano ay kamid yihiin...

Haweenka iyo dhallinyarada gobolka Banaadir oo soo dhoweeyay in ay muqdisho yeelato dowlad goboleed

0
Haween isugu jira xildhibaano, siyaasiyiin iyo aqoonyahano ayaa taageeray rabitaanka bulshada gobolka Banaadir ee ah in magaalada Muqdisho ay noqoto maamul dowlad goboleed buuxa. Haweenka...

Wasiir Cali balcad oo Addis abab ku shir guddoomiyay kulanka dib u habaynta musharixiinta...

0
Addis ababa- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta magaalada Addis ababa ku shir guddoomiyay kulankii ugu danbeeyey ee...