Wararka Gudaha

Ururada siyaasadeed oo olole doorasho ka wada Muqdisho

0
Guddoomiyeyaasha ururada siyaasadeed ee Towfiiq iyo Ramaas ayaa olole wacyigelin iyo cod-raadis ah ka sameeyay degmooyin kala duwan oo ka tirsan gobolka Banaadir, iyagoo...

Wasiir Fiqi oo ka qaybgalay Bandhigga 4-aad ee difaaca Masar (EDEX 2025)

0
Qaahira: Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo saraakiil...

Safiir Jabriil oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin

0
 Nairobi (Wargeyska Dalka) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin, waxaana munaasabadda lagu martigeliyey Xafiiska...

Wasiirka Qoyska oo Muqdisho ku soo dhaweysay Wafdi ka socda Boqortooyada UK

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweysay Wafdi sare oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda UK

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda UK oo ay hoggaaminaysay...

G/ Ku-xigeenka koowaad Aqalka Sare oo kormeer ugu tagay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta kormeeer kooban ugu tagay Guddiga dib-u-eegista iyo...

Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka heshay dalka Algeria

0
Algeria (Wargeyska Dalka) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa ku dhawaaqday in kooxdii ugu horreysay ee arday Soomaaliyeed ee ka faa’iideysatay...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka qeybgalay Madasha Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Sare ee dalalka Bariga Afrika

0
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeybgalay kullanka sanadlaha ah ee Madasha Gudoomiyayaasha Maxkamadaha Sare ee...

Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Aljeeriya

0
Aljeris: Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo ballaarinta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya. Labada dhinac ayaa isdhaafsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha...

Guddiga warfaafinta golaha shacabka oo kormeeray wasaaradda warfaafinta

0
Xubnaha Guddiga Warfaafinta, Wacyi-gellinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa iyagoo gudanaya waajibaadkaooda dastuuriga ah ee kor-joogteynta...