Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku aaddan hantidhowrka

0
Ankara- Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale iyo dhiggiisa Maxkamadda Xisaabta ee Jamhuuriyadda Turkiga (TCA), ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyey xubnaha guddiga tacliinta sare ee Qaranka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo lagu soo xulay...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga dhijitaalka ah

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Boqortooyada...

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ku guuleysatay Abaalmarinta hoggaaminta saameynta bulshada ee Afrika

0
London- Hay’adda samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa ku guuleysatay Abaalmarinta Hoggaaminta Saameynta Bulshada ee Afrika, oo lagu guddoonsiiyay shirka ALM Africa Summit oo sanadkii...

Wasiirka Shaqada XFS oo kulan la qaatay dhiggiiga dalka Itoobiya

0
Addis Ababa- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha...

Wasiirka Dhallinyarada iyo Sportiga XFS oo dalka Urdun ugu qaybgalay shirka dhallinyarada Carbeed

0
Urdun-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Cammaan ee xarunta dalka Jordan si uu...

Wasiirka amniga oo kulan la qaatay guddi loo xilsaaray habka waddo marista Muqdisho

0
Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga loo xilsaaray in ay xal ka gaaraan...

Wasiir Biixi oo ku guuleystay wasiirka maaliyadeed ee Afrika ugu wanaagsan 2025

0
London: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa lagu maanta la guddoonsiiyay billadda wasiirka maaliyadda Afrika ugu wanaagsan 2025, kadib xaflad...

Taliyaha Booliska oo Safaaradda Maraykanka kala wareegay gaadiid ay ku taageertay

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed sarreeye guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa safiir ku xigeenka safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Mr. Steven Gillen kala wareegay gaadiid Dawladda...

Wasaaradda difaaca XFS oo war-saxaafadeed ka soo saartay qarax maanta ka dhacay Kulliyadda Jaalle...

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qarax uu fuliyay dhagar-qabe naftii hallige ah, kaasi oo ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee...