๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถr๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ
Genava-Switzerland-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qaybgalay Shirka 62-aad ee Wasiirrada Caafimaadka Carabta oo dhinac...
Shirka hannaanka wada shaqaynta tiirarka qorshaynta isbeddelka Qaranka oo ka furmay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa muqdisho ka furay shirka hannaanka wada shaqaynta tiirarka qorshaynta isbeddelka...
Raโiisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay xuska maalinta dhalinyarada Turkiga
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo galabta ka qeyb galay xuska maalinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Turkiga, oo lagu qabtay xarunta safaaradda...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) James Swan, ayaa ka wada-hadlay...
Agaasime Dhuxulow oo kulan la qaatay guddiga diyaarinta qandaraaska dukumentiga Baasaboorka
Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Isku-dhafka ee u xil-saaran diyaarinta qandaraaska hannaanka...
Raโiisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka Yeman ee Soomaaliya
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya danjire Fadli Cli Axmed...
Golaha Shacabka BFS oo Akhrinta koowaad marsiiyay Sharciyo muhiim ah
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 14-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Wasiirka Cadaaladda oo Golaha Shacabka horgeeyay Hindise Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeeyay Hindise...
Taliyaha NISA iyo Masโuuliyiin kale oo gaaray degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan
Hiraan:-Agaasimaha Hayโadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale iyo masuuliyiin kale ayaa...
Raโiisul Wasaare Xamsa โDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, isagoo si gaar ah u dhaliilay nidaamka doorasho dadban...










