Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Turkiga

0
Ankara:-Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud , oo booqasho ku joogo dalka Turkiga, ayaa maanta xarunta madaxtooyada dalkaas kula kulmay dhiggiisa Turkiga Mudane...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Geneva kaga qayb galay shir Caalami ah

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada JFS, Mudane Maxamed Axmed Aadan Macalin, ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kaga qaybgalay kulanka heer wasiir ee Shirweynaha...

Wasiirka arrimaha Guddaha XFS oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Khaatumo

0
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh iyo Masuuliyiin...

NISA oo hawlgal ku dishay 13 Khawaarij ah

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen deegaannnada Qoordheere, Xawaala-kulan, Reydableey iyo magaalada Ceelbaraf...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 11-ka July, 2025 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Madaxweynaa Jamhuuriyadda Carabta ee...

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

0
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay baarlamaanka Giriigga, kaas oo...

Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibtay Ciidanka Xoogga

0
Mohamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, ayaa si rasmi ah isku soo dhiibay ciidamada Guutada 23-aad, gaar ahaan Ururka 231-aad...

Guddiga Farsamada ee dhameeystirka SSC-Khaatumo oo kulan la yeeshay Hoggaamiye Ku-xigeenka SSC-Khaatumo

0
Laascaanood:-Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhameeystirka geedi-socodka SSC-Khaatumo, ayaa kulan talo-aruurin ah la yeeshay Hoggaamiye Ku-xigeenka SSC-Khaatumo Mudane Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine). Kulankan ayaa...

Wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay ansaxinta xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay si weyn u bogaadinaysaa ansaxinta Golaha Wasiirada ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ansaxiyay Xubnaha Guddiga Tacliinta Sare...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku aaddan hantidhowrka

0
Ankara- Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale iyo dhiggiisa Maxkamadda Xisaabta ee Jamhuuriyadda Turkiga (TCA), ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis is-afgarad...