Wararka Gudaha

Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay Qoysaska ay saameysay Abaarta ee ku Nool Bariga...

0
Muqdiaho(Wargeyska Dalka);- Ku dhowaad 130 Qoys oo ku dhaqan Deegaannada Afbarwaaqo, Qoriweyn iyo Tuulooyinka hoos yimaada, kuwaas oo ay si weyn u saameysay Abaarta...

Meydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay Dalalka Liibiya iyo Giriigga

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Sideed Ruux oo mayd ah ayaa laga helay Biyaha Badaha Dalalka Liibiya iyo Giriiga, xilli tirada Dadka socotada ah ee ku dhintay...

Degmada Deyniile oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):’Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah looga daawadaa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cabdiqaadir Cali ayaa shir istiraatiiji ah la yeeshay mas’uuliyiinta wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga...

Koonfur Galbeed oo diyaarineysa ciidamo ka qeyb qaata adkeynta amniga

0
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqasho iyo dhiiragelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo...

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo ka Warbixiyay Natiijooyin la Taaban karo ee laga gaaray Horumarinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka Warbixiyay Natiijooyin la Taaban karo oo laga gaaray Horumarinta Waxbarashada Dalka, isaga oo...

Dowladda oo dishay Xubnihii ugu Badnaa ee Khawaarijta u qaabilsanaa Baada ay ka qaado...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay Dagaalka ka dhanka ah Kooxaha Khawaarijta, iyadoo Hawlgallo Qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidammada Amniga lagu dilay Saddex...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, oo ka dhacay Villa Somalia, kaas oo looga hadley arrimaha...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

0
Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee ka soo cararay abaaraha...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay la wareegidda 11 gaadiid...