Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Dowladda Kuwait Munaasabadda Maalinta Qarankeeda Awgeed
Mudisho(Wargeyska Dalka):-Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait Awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Hambalyo iyo Bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber...
Wasiir Cadaala: Shirkeenna Maanta waxa uu ku saabsanaa Bayaaminta sida DJFS u curyaamisay Dhaqaalihii...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada...
Hay’adda NISA oo Hawlgaladii u Dambeeyey ku dishay in ka badan 23 Qof oo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa Afar Howlgal oo Qorsheysan oo Toddobaadkan ay ka fuliyeen Deegaanno ka...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay shir lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo...
Ankara:-Shir heer sare ah oo lagu xoojinayo saaxiibtinnimada iyo iskaashiga u dhexeeya dalalka Afrika iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa ka socda magaalada Ankara ee dalka...
Degmada Xuddur oo u gudubtay wareegga labaad ee tartanka Ramadaan
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah habeen kasta uga...
Soomaaliya iyo Kasakhstan oo iska kaashanaya sahminta Shidaalka
Astana: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan danjire Fatxudiin Cali Maxamed ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada Astana mas’uuliyiin sare...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xubin sare oo ka Tirsan Qoyska...
Muqdisho, Febaraayo 24, 2026; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...
Guddoomiyaha SoDMA oo Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi Heerkiisa uu sareeyo oo ka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay...
CXDS oo Howllgal Qorsheeysan ka fuliyeen Gobolka Shabeellada Dhexe
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed "CXDS" ayaa fuliyay Howlgallo Amni oo Qorsheysan oo ka dhacay Deegaanno hoos yimaada Degmada Raage Ceelle ee...
Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan
Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10 dhibcood ay kaga adkaatay...










