Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadda ee ka qeybgalay doorashadii...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee ka qeybgalay doorashadii goleyaasha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka warbixiyay kulan u dhexeeyay Turkiga iyo dalalka Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulankaasi looga arrinsaday guulaha laga...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo lagu soo dhoweeyay Jiddah

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa gaaray Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya,halkaas oo loogu sameeyay soo...

Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan,

0
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid...

Wasiirada 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 XFS oo ka hadlay ilaalinta nidaamka sharci ee ganacsiga

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Degmada C/Casiis oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

0
Degmada C/Casiis oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Wadajir...

Wasaaradda amniga oo bulshada ku bogaadisay la shaqeynta hay’adaha amniga

0
Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta shaqadooda, ayaa dhanka kale...

Wasiirka hawlaha guud iyo madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah oo...

0
Dhuusamareeb: Wasiirka hawlaha guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed...

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo yeeshay Kulan ku saabsan Xoojinta Iskaashiga Dhinaca Warbaahinta

0
Ankara(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Magaalada...

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada oo Faahfaahin ka bixiyey Halka uu marayo Dagaalka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, iyagoo faahfaahin ka bixiyay...