Wararka Gudaha

Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo Munaasabad Casho Sharaf ah u qabtay Danjireyaasha

0
New York:-Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta Qaramada midoobay ee...

Taliyaha Boliiska oo Guddoomiyey Shirka Hoggaanada Booliiska

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka Todobaadlaha ee Hogaanada , Fadhiyada madaxa banaan , Qeybaha, Talisyada Dekedda...

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee ka-jawaabista xaaladdaha degdegga ah

0
Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee ka-jawaabista xaaladda degdegga ah ee abaarah, kaas oo ay ka qayb qaateen hay’adaha dowladda...

Guddiga Wasiirrada u xilsaaran wadahadallada oo maanta kulan la qaatay Ururrada Siyaasadda

0
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan oo qeyb ka ah la-tashiyada...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis iskaashi

0
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta magaaladda Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi kaas oo ku kacaya $102 milyan loogu talo-galay horumarinta arrimaha...

Wasiiru dowlaha Dekedaha oo dekedda Muqdisho ku soo dhoweeyey Wafdi ka socda Midowga Yurub

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Midowga Yurub,...

Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

0
TAARIIKH NOLOLEED. Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan hoggaaminta ciidanka. Magaca:...

Wasiirka Dekadaha XFS oo ka hadlay ansixinta Golaha Wasiirada ee Xeerka nidaaminaya gaadiidka badda

0
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka mahadceliyey ansixinta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐝𝐚 XFS 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 Ciidanka 𝐗𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha...

Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgalay shir la xiriira Suuqa Shaqada oo ka socda...

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Xildhibaan Prof. Saalim Caliyow Ibroow iyo xubno kale pp la socday ayaa ka qayb galay shirka...