Wararka Gudaha

Gudddoonka BJFS oo soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira joojinta Fadhiyada Guud...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira...

Ciidanka XDS oo Howlgal nadiifin ah ka wada Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Degaanka...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo nadiifin ah ka fuliyay Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Deegaanka Jabad-Godane, oo ka...

Qaabilaadihii Dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Toddobaadkii lasoo dhaafay qaabilay Wufuud iyo Diblumaasiyiin Sarsare oo ka socda qaar...

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xiray Dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin Amni

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay Kicin Dadweyne iyo qalqal-gelin...

Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta. Taliyaha Ururka 8-aad...

Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah

0
Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka. Khawaarijta ayaa howlgalkan looga saaray in...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah

0
New Delhi:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Abdisalam Ali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka xiritaanka Shirka Hindiya–Carabta oo socday muddo...

Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb

0
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka isku-duwidda...

DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal gaar ah oo lagu beegsaday Horjoogeyaal sare oo ka tirsan Khawaarijta ka fuliyay tuulada Maxaa-Saciid...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo Munaasabad kagu taageerayay maamulka W/Bari kaga qeyb galay London

0
London:- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaale, oo maalmahan u joogay dalka UK hawlo shaqo, ayaa ka qeyb galay...