Ra’iisul Wasaaraha XFS oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaannada Deefow iyo Kabxanley...
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga...
Ku simaha madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Suldaan Cabdiqaadir Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay...
XIISO BADAN LOOMA QABO XOG HADDAY BANNAAN TAAL
Waa hubaa haddii si Fiican loo fahmo ujeedada cinwaankeyga in ay wax badan iska beddeli doonaan sida ay hadda wax u jiraan marka loo...
XIKMADO LAGA DHAXLAY FAYLASUUFIYADII DUNIDA SOO MARAY
Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad...
WAA IN AAD GUUL KA GAARTAA DHANKA DHAQAALAHA IYO NOLOSHA
Samee hadaf dhaqaale ama maaliyadeed (Gool):-
Taa macnaheedu waa in aad lahaataa hadaf (gool) dhaqaale oo sanadle ah, mid labo sano ah, mid Shan sano...
WAXTARKA IYO NAFAQADA BASASHA LAGA HELO
Basasha waxa ay ka mid tahay khudaarta aan beerano wayna kala duwan yihiin xagga muuqaalka , dhadhanka iyo urtaba, waxaana laga helaa wadankeenna dhammaan...
SABABIHII BURBURKA SOOMAALIYA (Qeybtii 4aad)
Ka hor intii aanay ciidamada soomaaliya ka soo bixin dhulkii ay ka qabsadeen Itoobiya ayaa waxaa shir hiillo afka ah waxaa qabtay ururka Jaamacadda...
DHOWRISTA DEGAANKA WAA MID LOO BAAHAN YAHAY
Marka la eego sida loogu baahan yahay dhowrista degaanka iyo dhirta waa mid uusan ka maarmin noolaha oo dhan oo ku tiirsan dhirta .
Waxtarka...
Saldhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb oo dib u dayactir lagu sameeyay
Masuuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka galmudug sida Xildhibaano, wasiiro, Maamulka Degmada, Saraakiil Booliis iyo Ururada Xaafadaha Dhuusamareeb ayaa ka qeyb galay Munaasabada Xarig looga...
Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay dalka Guinea
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde.
Bayaan...










