Wararka Gudaha

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka oo codkiisa ka dhiibtay degmada Dharkeenley

0
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ka qeyb galay doorashada golaha deegaanka Gobolka Benaadir ayaa...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo kormeeray goobaha codbixinta

0
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay goobo ay ka socoto cod-bixinta doorashada goleyaasha deegaanka Gobolka Banaadir,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka codeeyey degmada Warta-nabada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Murwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta codkooda ka dhiibtay...

Wasiirro ka tirsan XFS oo ka codeeyay degmooyin dhowr ah

0
Wasiirada Wasaaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda XFS mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali Xoosh iyo Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa saaka codkooda ka dhiibtay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka codeeyey degmada Hodon

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee caasimadda, ayaa codkiisa ka...

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo loo sahlayo inay codkooda ka dhiibanaya doorashada

0
Magaalada Muqdisho waxay qoraysaa taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka Soomaaliyeed, kadib markii si wadajir ah 16-ka degmo ee caasimadda ay uga bilaabatay...

Doorashooyinka golaha deegaanka oo si habsami leh uga socda Muqdisho

0
Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir. Xarumaha...

Guddiga Doorashooyinka oo daahfuray doorashada golaha deegaanka

0
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u furay doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha oo ay garab taagan...

Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo kormeeray goobaha doorashada ee golaha deegaanka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cisman Cabdullaahi iyo saraakiil kale oo la socday ayaa kormeeray  inta badan xarumaha degmooyinka  ee loo diyaariyey...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay ahmiyadda doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed waxa uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah ee...