Guddoomiyah gobolka Banaadir oo sheegay in aan la aqbali doonin nadaafad-darada kajirta wadooyinka Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda...
Ciidamada xoogga dalka oo hawlgallo ka fuliyay gobolka Hiiraan
Ciidanka DFS Guutada 5aad ee Hiiraan ayaa howlgallo maleeshiyada Al-shabaab looga saarayo deegaanada waqooyi ee gobolka Hiiraan ka wada.
Taliyaha Guutada Maxamuud Xasan Ibrahim oo...
SAWIRRADA BEERTA NABADDA
Akhristayaasheena waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Beerta Nabadda oo dib u habeyn lagu sameeyay.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka...
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysa weerarkii Isra’el ku Qaaday Masjidka Al-Aqsa
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa maanta oo Talaado ah ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee...
Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in berri la kaamilayo 30 ka bisha Ramadan
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in caawa ay Wasaaradda iyo culimada Soomaaliyeed sameeyeen xiriiro...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA UGANDA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni.
Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Caasimadda dalka Uganda ee Kambala
Kampala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda. Madaxweynaha...
Ra’iisul wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu so laabtay
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay, waxaana...
Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in 134 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...










