Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamanka EAC

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta u doorteen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Raila Odinga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya geerida ku timid Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee dalkaas...

Shir ku saabsan sare u qaadista tayada ciidanka xoogga oo Muqdisho ka furmay

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa furay kulanka Guddiga Hagidda (Steering Committee) ee mashruuca SNA 3 oo uu maalgeliyo Sanduuqa Nabadda...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah...

Duqa Muqdisho oo maanta furay waddooyin xirnaa muddo dheer

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta furay waddooyinka laga galo Airport-ka Muqdisho, kuwaas oo muddo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Raila Odinga

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Omolo Odinga. Madaxweynaha ayaa boggiisa X...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Afrika

0
Washington D.C.-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Qorshaynta,...

Duqa Muqdisho oo casha sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Waqooyi Bari

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Xalay casho sharaf ku maamuusay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi...