Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay Xildhibaanada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka(EAC)

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Urur goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga...

Madaxweynaha JFS oo Qaabilay Xildhibaanada Soomaaliya ku Meteli doona Baarlamaanka (EAC)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka...

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay xaaladda caafimaad ee dalka

0
Qaahira- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajahdo dhibaatooyin isbiirsaday sida colaado, abaaro, fatahaado iyo...

Booliska oo qabtay konteenar ay ku jiraan waxyaabaha maanka dooriya

0
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta qabtay koonteenar ay ku jiraan waxyaabaha maanka dooriya oo loosoo ekeysiiyay dawo. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan oo...

Madaxweynaha oo ku bogaadiyey Xukuumadda DanQaran guulaha ay xaqiijisay muddadii ay jirtay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, ayaa ku ammaanay Xukuumadda DanQaran guulihii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay xubnaha Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka EAC

0
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha...

Waa maxay doorka xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika...

0
Faallo: Markii Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay Bulshada Bariga Afrika (EAC) dhammaadkii sanadkii 2023-kii, waxay heshay xuquuq ay kaga mid noqoto hay’adaha...

Wasaaradda Qorshaynta iyo WFP oo yeeshay kulan ku saabsan Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Hay’adda 2026–2030

0
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa kulan ku aaddan wadatashiga Qorshaha Istiraatiijiyadda 5-sano ee soo socota la yeelatay Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP). Kulanka...