Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo arday kala qeyb galay munaasabadda xuska maalinta Calanka...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Ardada Iskoolka Public sacondary kala qeybgalay Xuska munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka...
Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar (warbixin)
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar(warbixin)
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta oo lagu qabtay Jowhar
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay...
Xubno ka Socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Magaalada Boosaaso
Xubno ka mida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa maanta gaadhay Xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso.
Xubnaha Guddiga Waxa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Guddiga...
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay xubno ka Socday Beesha caalamka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso...
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Xubnha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay...
Ciidamada dowladda oo degaanno kala wareegay Argagixisda Al-Shabaab
Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ay ka fuliyeen degaano...
Munaasabad lagu caleema saarayey Gudoomiyaha ururka Haweenka Gaalkacyo oo lagu qabtay Magaaladaas.
Munaasabad ay soo agaasimeen maamulka Degmada Galkaacyo isla markaana lagu caleema saarayey hogaanka cusub ee ururka haweenka degmada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay Magaladaas.
Munaasabada ayaa...










