Shirkii arrimaha Diinta ee u socday Soomaaliya iyo Jabuuti oo la soo gabagabeeyay
Jabuuti- Waxaa maanta oo Khamiis ah lasoo gaba gabeeyay ka shirkii Aqoon isweydaarsiga ahaa ee ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS iyo...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay darajooyinka loo asteeyay Degmooyinka Gobolka Banaadir
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, warbixinno...
Horjoogihii Khawaarijta ee aagga Ceelgaras iyo dhagarqabayaal kale oo lagu dilay howlgal ka dhacay...
Dhuusamareeb- Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr ayaa xalay deegaanada Ceel-lahelay iyo Dhaban-dhul kuhays ee gobolka Galgaduud ka fuliyay howlgal khasaare culus lagu...
Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka 2-aad ee Madasha Horumarinta Dekedaha Bariga dhexe iyo Afrika
Dubai-UAE- Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa ka qayb galay Shirkii 2-aad ee Madasha Horumarinta Dekedaha Bariga Dhexe iyo...
Taliye Sahal oo Rwanda uga qaybgalay shirka Taliyaasha ciidamada dhulka ee dalalka Afrika
Kigali: Waxaa si rasmi ah u soo gabagaboobay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika oo ka dhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda, iyada oo...
Wasiir Fiqi oo tababar la xiriira warbaahinta iyo xagjirka u furay Hawlwadeeno ka tirsan...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta furay tababar hal maalin ah oo loogu talagalay howlwadeenada waaxyaha warbaahinta ee hay’adaha Dowladda Federaalka,...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo maalintii Afaraad ka shiraya arrimaha Awqaafta iyo Diiwaanka Sakada
Djibouti-(Wargeyska Dalka)-Waxaa maalintii 4aad Magaalada Jabuuti ka socda shir Aqoon isweydaarsi ah oo ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta,...
Guddoomiyaha Hay’adda Daryeelka Bulshada oo Dubai kaga qeybgalaya shirka luuqadda carabiga
Dubai-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Daryeelka Bulshada Mareykanka ee Alfurqaan Ustaad, Maxamuud Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya shirka Caalamiga luuqadda Carabiga ee...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Ciraaq
Baghdad-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaamanayo oo safar shaqo ugu baxay Dalka Ciraaq ayaa waxaa soo...
Guddoomiyaha SODMA oo ka hadlay qorshaha yaraynta khataraha musiibooyinka iyo dhisidda bulsho leh adkaysi
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Cabdulle ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaanka u tahay in la laba-jibbaaro dadaallada ku aaddan yaraynta...










