Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay xubnaha cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).
2- Madaxweyne...
Soomaaliya iyo Turkiye oo kahadlay xaaladda jaaliyadda ee ku sugan Ankara & deegaanada kale
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiye iyo dalalka kale Mudane Fatxudiin Cali Maxamed (Ospite), ayaa shir muhiim ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda...
Guddoomiyaha Doorashooyinka Qaranka “Siyaasiyiinta banaanka jooga waxii ay qaban lahaayeen ayaan gacanta ku...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ka qeybgalay Kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heer gabagabo ah ay marayaan howlihii ku...
Kulan la xiriiray fahamka & baarista tayada kaabayaasha dhaqaale oo Muqdisho lagu qabtay
Maamulka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa qabtay dood-cilmiyeed ku saabsaneyd fahamka iyo horumarinta baarista kaabayaasha dhaqaalaha ee lagama maarmaanka u ah shacabka iyo...
Danjire Ilyas Cali oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Lubumbashi ee dalka kongo DRC
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Tanzania Mudane Ilyas Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa gaaray Magalada Lubumbashi ee Dalka Congo DRC,halkaasi oo...
Wasiirka hawlaha guud XFS oo soo xiray shir looga hadlayey u adkaysiga aafooyinka dabiiciga...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Meertada...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya...
Muqdisho oo tababbar loogu soo xiray xeer ilaaliyeyaal ka kala socday heer federaal iyo...
Kusimaha Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka garyaqaan Cabdirisaaq Macalin Xuseen ayaa maanta Tababbar u soo xiray Xeer ilaaliyeyaal ka kala socday heer federal iyo heer...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo shir caalami ah kaga qayb galay Jarmalka
Berlin:- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa ka qaybgalay Shirka Cimilada iyo Amniga ee Berlin (Berlin Climate and...
Taliyaha ciidan dhulka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Rwanda
Kigali:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Rwanda, Sareeye Gaas...










