Wararka Gudaha

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo u hambalyeeyay Booliiska Soomaaliyeed

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo u dabaldagayo sanada guurda 78-aad ee ka soo...

Kumaandooska Danab oo Hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubada Hoose

0
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan waxay Ka fuliyeen deegaanada kala ah Mayoondo Dheey, Cabdi Maroodi, Kuboow iyo ...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ururka Iskaashiga...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Islamabaad ee dalka Baakistaan kaga qayb galay, Meertada 17-aad ee Shirka...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo gaaray Sacuudiga

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa gaaray magaalada Riyadh ee xarunta Dalka Boqortooyada Sacuudiga. Wasiir ku-xigeenka...

Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya jordan

0
Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Dalka Jordan uga qeyb galaya Kalfadhiga afaraad ee...

Doorashada afar kursi oo golaha shacabka ah oo maanta lagu qabtay Muqdisho

0
 Doorashada afar kursi oo kamid ah golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo degaan doorashadoodu...

Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi oo ku soo baxay doorashada golaha shacabka

0
Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi ayaa mar kale ku soo baxay kursiga Xildhibaannimo ee tirsigiisu yahay HOP255 ee Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland,...

Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar oo markale dib loogu doortay golaha shacabka

0
Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar ayaa mar kale ku soo baxay kursiga Xildhibaannimo ee tirsigiisu yahay HOP254 ee Golaha Shacabka ee xubnaha ka soo jeeda...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya dalka Bakistan

0
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Islamabad ee caasimadda dalka Bakistan. Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ee...

Ciidamada Kumaandooska Danab oo fuliyay howlgal ka dhan ah argagixisada+Sawirro

0
Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyo...