Wararka Gudaha

Abaaro iyo biyo la’aan saameeyay qeybo ka tirsan Hirshabeelle

0
Abaaro iyo biyo la’aan daran ayaa laga soo sheegayaa deegaano fara badan oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kuwaas oo saameyn ba’an ku yeeshay dadka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRWEYNAHA ISKAASHIGA TURKIGA IYO AFRIKA

0
Istanbuul, Diseembar 18, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ayaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo u ambabaxay Baydhabo

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed halkaas oo uu kaga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii  ay lumiyeen madaxbanaanidii...

Guddoomiye Cirro oo ka warbixiyay muhiimadda kulankii ay wada yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka.

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Maxamed  Xasan Cirro oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay waxyaabihii looga hadlay kulankii fogaan aragga ahaa ee...

Johnson iyo Xisbigiisa oo guuldarro kala kulmay doorashooyinkii Baarlamaanka.

0
Xisbiga Conservative-ka Britain, ee uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Boris Johnson, ayaa guuldarro culus kala kulmay doorashadii ku celiska ahayd ee golaha sharci dejinta, oo...

Wasiir Falagle ” Abaar iyo nafaqo daro ayaa ka jirta deegaanka Qeydarre,”

0
Deegaano badan ayey abaar ka jirtaa, kuwaasi oo sababay inay dad badan ku xoolo waayaaan, waxaana deegaanada hadda sida weyn ay abaartu u saameysay...

Ciidamada amniga Puntland oo gacanta ku dhigay rag ka ganacsanayay Khamri

0
Ciidammada Booliska gobalka Nugaal ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen magaalada Garowe waxay ku soo qabteen khamri fara badan iyo mid ka mid...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Turkiga

0
Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya muda Cabdullaahi Abukar Haji ayaa la kulmay Dhigiisa Wasiirka Waxbarashadda Turkey Hon.Muhmut Ozer, kaasi...