Wararka Gudaha

Howlgallo amniga lagu xaqiijinayay oo xalay ka dhacay Gaalkacyo

0
Gaalkacyo- Ciidamada Booliska Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ka sameeyay howlgal amniga lagu sugayo. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha...

Xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan...

0
Jowhar- Saddex dagaalame oo ka tirsan dhagarqabayaasha Al-Shabaab ayaa maanta isku dhiibay ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ka howlgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan magaalo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal

0
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa xarunta aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku...

Puntland oo ku dhawaaqday xabbad joojin ka dib dagaal ka dhacay Magaalda Boosaaso

0
Wasiirka  Wasaaradda Amniga dowalad goboleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Boosaaso ayaa ka hadalay dagaal sacadihii la soo dhaafay ka...

Shir ku saabsan qabyo qoraalka xeerka xuquuqda caruurta oo ka furmay Magaalada Dhuusmareeb

0
Shirakan oo ujeedkiisu yahay in lagu lafa guro qabyo qoraalka xeerka xuquuqda caruurta ayaa inta uu socdo diiradda lagu saari doonaa diyaarinta qorshahe Istiraatijiyadeed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Dowaladda Talyaaniga kala hadlay iska kaashiga labada dal ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo waxa uu Heshiis Is-afgarad...

Ciidamada xoogga dalka oo argagixisada Al-Shabaab ka xoreeyay degaano hoostaga degamada Awdheegle

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada GORGOR ayaa Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno hoos yimaada degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka ayaa u...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiissa Talyaaniga

0
Rome- Wasiirka wasaaradda arrimadda Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta magaalada Rome ee dalka Talyaaniga...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

0
Riyadh- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Riyadh...

Madaxweyneyaasha Koonfur galbeed iyo Galmudug oo waqti la qaatay bulshadda magaalada Baydhabo

0
Baydhabo- Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa...