Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo soo xiray Shirweynaha Hiigsiga Caasimada ee 2040

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Hiigsiga caasimada ee 2040, kaasi oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan iskugu yeeray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December,...

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIR SOOMAALIYEED OO TAKHASUS KU QAADANAYA DALKA TURKIGA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo...

Hay’adda Bisha-Cas ee Qatar oo soo gabagabaysay howlo caafimaad oo ay ka wadday Soomaaliya

0
Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Qatar oo kaashanaysa wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay howlo qallinno kala duwan ah oo ay ka wadday dalka...

Agaasinka deegaanka Xafiiska RW oo warbixinta Cimillo Qaran u gudbiyay Qaramada midoobay

0
Kulan Aqoon-isweydaarsi ah oo ku saabsanaa la tacaalidda Isbeddelka cimillada oo ay qaybgaleen hay’adaha Dowladda Federaalka ee bahwadaagta la ah Agaasinka deegaanka ayaa ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka wasaaradaha waxbarashada Waddamada Carabta

0
Dubai- Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka 22,aad ee...

Safiirka JFS u fadhiya Masar oo ku soo dhaweeyay Safaaradda Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan...

0
Safiirka JFS u fadhiya Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Gudoomiyaha guddiga madaxa...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh.

0
Riyaadh- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga , Danjire Saalim Macow Xaaji ayaa ku soo dhaweeyay Wasiirka xarunta safaaradda , halkaa oo uu...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Waxaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeyeyaasha, Saraakiil xigeennada, Dableyda, Alifleyda iyo Qoysaskooda ugu hambalyeynayaa sanad guuradii 78aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidanka...