Wararka Gudaha

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyaah ee Soomaaliya gaar ahaan Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay dib u habeyn dhaqaalaha...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u...

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada

0
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka. Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federraalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay  safiirka dalka Imaaraadka Carabta Amb....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay safiirka Masar ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u...

Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Ceel-baraf

0
Ciidanka xoogga iyo kuwa howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS,ayaa diib ugu laabtay fariisimo ku yaalla deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelada Dhexe ,halkaas oo todobaadyo...

MADAXTOOYADA QARANKA OO GUDDOONTAY DHAMBAALLO KA YIMID CAALAMKA OO KU SOCDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH...

0
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu ka...

James Swan” Waxyaabaha dowladda horyaalla waxaa ka mid ah dhameystirka hannaanka dastuurka”

0
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u jooga Soomaaliya danjire, James Swan ayaa hambalyo uu u jeediyay madaxweynaha cusub ee dalka ka dib waxa...

Qaramada midoobay oo u hambalyeysay doorashada madaxweyne Xasan Sheekh

0
War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres ayaa lagu soo dhoweeyay doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh. Bayaanka ayaa lagu yiri ”Xoghayaha guud...

Maraykanka oo Soomaaliya u soo diraya boqolaal askari

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday in ciidamo Mareykan ah loo soo diro Dalka Soomaaliya, kadib kolkii uu meesha ka saaray go’aankii madaxweynihii isaga...