Wararka Gudaha

Guddiga doorashada Heer Federaal oo shaaciyay doorashada laba kursi ee BFS

0
Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa Maanta shaaciyay in Maalinta Berito ah lagu qaban doono Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug doorashada laba kamid ah kuraasta...

Xildhibaan Maareeye oo mar kale dib loogu doortay Golaha Shacabka.

0
Iyadoo ay xarunta Dugsiga Tababarka ciidamadda Booliska Gen.Kaahiye ka socoto doorashada 5-kursi ee xildhibanada Golaha shacabka ku matalaya deegaannada Gobollada Waqooyi(Somaliland) ayaa waxaa durba...

Doorashada 5-kursi ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka ee Gobolada Waqooyi(Somaliland) oo Muqdisho...

0
Waxaa xarunta Dugsiga Tababarka ciidamadda Booliska Gen.Kaahiye ka bilbatay doorashada 5-kursi ee xildhibanada Golaha shacabka ku matalaya degaannada Gobollada Waqooyi(Somaliland), waxaana goobta ku sugan...

Guddoomiye Mursal oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad goboleedka Koofur...

Ciidanka NISA oo howlgallo qorsheysan ku soo qabtay dhagar qabayaal ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidamadda ammaanka gaar ahaan Ciidanka Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa xalay ka fuliyay Degmada Afgooye oo saddex Dhagar-qabe oo Al-Shabaa ka tirsanaa...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya xoojinta iskaashiga labada...

0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fei...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo maanta daahfuray Shirweynaha Amniga Galmudug.

0
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Amniga Galmudug. Shirka oo ay kasoo qeybgaleen qaar ka mid ah golaha wasiirada oo ay...

Jaamacadda Ummadda oo heshiis la saxiixatay jaamacadda Makerere ee Dalka Uganda.

0
Heshiiskan oo ah mid is afgarad oo dhex maray jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda ayaa waxaa heshiiska u kala saxiixay...

Caalamaka oo soo dhaweeyay soo celinta xukuumaddii rayidka ee dalka Suudaan

0
Dowladda Mareykanka iyo Midowaga Yurub ayaa soo dhaweeyay heshiiskii siyaasadeed ee ay kala saxiixdeen ra’iisal wasaaraha Suudaan iyo ciidamada dalkaaas  si loo soo afjaro...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiiradda Faransiiska ee Soomaaliya fursadaha iskaashi wadaagga

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Axad ahayd (21 November) ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Faransiiska...