Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaare Rooble oo ka hadlay cabashooyinka la xiriira doorashada golaha shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, ayaa...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta xilalka u kala warejiyay Wasiirada cusub ee...

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadir ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradaha Howlaha guud iyo dib u...

Ra’iisal wasaare Rooble oo ku dhawaaqay 1 Milyan oo dolar oo loo qoondeeyay gurmadka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa ku dhawaaqay in Xukuumaddu 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay gurmadka...

Gudoomiye Maxamed Mursal oo dib loogu doortay golaha shacabka

0
Doorashada xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Baydhabo, ayada oo doorashada maanta ay ku tartamayeen Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, guddoomiyaha golaha...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

WHO oo kadigtay Nooc cusub oo kamid cudurka Covid 19

0
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis ku ah dunida kana...

Dublamaasiyiinta sare ee wadamada NATO oo ku kulmi doona Riga Latvia 30-Dec. 1.

0
Wasiirada arrimaha dibadda ee NATO ayaa ka wada hadli doona arrimaha  ammaanka, oo ay ku jiraan dhismaha ciidamada Ruushka ee ku dhow Ukraine iyo...

Mudaharaado looga soo horjeedo natiijada doorashadii guud ee dalka ciraaq oo ka dhacay Baqdaad

0
Dibadbaxyo looga soo horjeedo natiijadii doorashadii guud ee 10-kii Octobar  ka dhacday dalka Ciraaq ayaa Jimcihii  shalay ka dhacay caasimadda dalkaas ee Baqdaad. Boqolaal mudaaharaadayaal...

Doorashada xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Baydhabo

0
Baydhabo. Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...

Doorashada xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Baydhabo

0
Baydhabo- Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...