Wasiir Dubbe oo Rwanda kaga qayb galay shirka hoggaanka dalxiiska Afrika
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS, Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa dalka Rwanda kaga qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hoggaanka dalxiiska Afrika.
Wasiir Dubbe ayaa...
Galmudug oo gargaar gaarsiisay barakacayaal ku sugan duleedka Dhuusamareeb
Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen...
Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay guddiyada doorashooyinka dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Baydhabo Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal (FIET), Gudiyada...
Guddiga doorashada Gobolladda waqooyi oo shaaciyey qabashada doorashada 16 kursi
Guddiga maamulka doorashada Gobolladda waqooyi ee Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal inay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta...
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo dayactir lagu sameynayo
Garoowe- Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo dayactir iyo dib u habayn...
Wasiirka warfaafinta oo khudbad wadaniyada ku saabsan u jeediyay ardayda Soomaaliyeed ee Kampala.
Kampala: Wasiirka Warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abokar (Dubbe) ayaa khudbaddan ku saabsaneyd wadaniyadda iyo isku xirnaanta ardayda oo ka dhacaysay magaalada Kampala ee caasimadda...
MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL
Dooxa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda...
Guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed oo qabtay Tartanka kursiga Hop#193
Guddiga maamulka doorashada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah:
1-Musharax Xildhibaan...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray daahfurnaanta doorashada iyo dardargelintooda,
Ra’iisul...
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA QATAR
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...










